Axmed Madoobe oo ka hadlay in Dib loo dhigayo Doorashada Jubbaland

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay arin si weyn loo hadal hayay oo ku aadanaa dagaalka uu iclaamiyay in saameyn ku yeelaneyso doorashada  Jubbaland ee Kismaayo ka dhaceysa. Axmed Madoobe ayaa beeniyay in doorashada maamulka Jubbaland dib loo dhigayo, waxa uuna cadeeyay in uusan jirin wax isbadal ah ayna doorashada ku … Continue reading Axmed Madoobe oo ka hadlay in Dib loo dhigayo Doorashada Jubbaland